WAA MAXAY GOOGLE ADSENSE, SIDEE U SHAQEEYA?
waa maxay Google ads Xayeysiiska Google waa goob xayaysiis oo u ogalaata ganacsiyada in ay xayeysiis u dhigaan Google.com iyo dhamaan qeebaha kale ee Google. Xayeysiiska Google waa barnaamij u oggolaanaya ganacsiyada inay xayeysiis ku dhejiyaan Google iyo makiinadaha kale ee raadinta. Xayeysiisyada waxaa lagu dhejiyaa natiijooyinka raadinta iyo shabakadaha oo dhan. Xayeysiisyada sidoo kale waxaa lagu bartilmaameedsan karaa dhagayste gaar ah, websiteyada ama aaladaha gaarka ah. Ganacsiyadu waxay beegsan karaan xayaysiisyadooda iyadoo lagu salaynayo ereyada muhiimka ah, tirakoobka dadka, iyo danaha. Xirfada Google Ads waxaa eey ka mid tahay Xirfadaha marka la joogo Digital Marketing ka ugu waa weyn siiba qeybaha Searching Engineska seo waxaana iska leh shirkada caanka ah ee Google waa qeyb ka mid ah waxaana ka dhex dhaca xayeeysiimaha aad mar walba aragtaan markaad qeybta raadinta ee Chrome ama Google wax ka raadisaan shirkadaan oo dunida inta u badan wax laga raadsho hadeey noqon ...