WAA MAXAY BLOGG SIDEE U SHAQEEYA LACAG MALAGA SAMEYN KARAA?
Blogg Xirfada Blogging waxaa mudooyinkii dambe aad uga hadla Dad badan oo Soomaali ah ayagoo ku baraarugay in ey muhiim tahay Xirfadaan marka Caalamka loo eego se mudo beey jirtaa maadaaba aanan u badneen Dad wax akhriya sidaa baa gaabku u yimid waana Xirfadaha Dunida ugu lacagta badan Dadka qaar Websiteyada leh baa Sanadkii Million Dollar ka qabta waa Websiteyada waaweyn Sideen ku bilaaba? Inaad bilowdo maaha wax adag kaliya waxa aad u baahan tahay baa ah inaad Website sameyso sidoo kale Websitekaa aad si qurux badan u naqshadeyso kadibna Maqaalo soo jiidasho leh aad ku Daabacdo waxa xiga baa ah marka intaa aad sameyso xoogana saarto Mowduuc ama waxa aad ku fiican tahay Dadbaa ka hadla Ganacsiga kuwa kale Siyaasada ama Arimo Bulsho iyo Caafimaad. Af-Soomaali ma aqbalaya haa oo Luuqad ku xadideyso ma jirto Tusaalaha ugu weyn ee aad arki karto waa Websitekaan aad hada Akhrineyso Dhamaantiis Af-Soomaali buu ku qoran yahay Xayeysiis baana saaran marka ma jirto luuqad ku hakin ...