Posts

Showing posts with the label WAA MAXAY GRAPHIC DESIGN SIDUU U SHAQEEYA GRAPHIC DESIGN

WAA MAXAY GRAPHIC DESIGN?

Image
  waa maxay graphic design? barashada waxa ay tahay graphic design iyo faaidadeeda iyo qeybaheeda Waa maxay graphic design? (Garaaf naqshadeyn) Garaaf naqshadentu waa inaad abuurto sawir ama muuqaal qurux badan oo aad farashaxan ku la dhay , lehna sumad, kaas oo kaa caawinaya in waxa aad heysid ay si fudud ku gaaraan,dadka oo ay xiiso u yeelaan waxad so gudbineyso.Tusaale naqshadaynta garaafyada.Naqshadeynta agabka suuq geynta, xayeysiisyada,sawirada website ka, dukumentiyada,dhamaantood garaafyo la naqshadeeyey oo soo jiidasho leh baa ku jira. Hadaba si aad u fahanto naqshadeynta garaafyada, waxaad u baahantahay inaad fahanto kuwan 1:  midabka :  inaad doorato midabo 2 ama saddex ah oo isku soo baxaya,waxey kaa caawineysaa iney muuq wacnaato nashqqdaadu. oo soo jiidasho yeelato 2: Cabirka :  waa in cabir ku hagayaa oo aanad ka bixin. Tusaale ahaan sida marki guri la dhisayo waxaa la cabira, dhulka waana la jeexa markas kadib waa la dhisaa iyada oo aan laga baxeyn ca...