Posts

Showing posts with the label waa maxay dropshipping

sidee u shaqeeya dropshipping ?

Image
  Dropshipping Ganacsiga Dropshiping Waxaa Uu Ka Mid Yahay Ganacsiyada Waayahaan Dambe Soo Shaac Baxay Waxaana Uu Intiisa Badan Ka Dhex Dhacaa Onlineka Ama Internetka Ganacsigaan Ayaa U Shaqeeya Qaab Ka Duwan Alaabtii Caadig Ahayd Ee Qofku Itus Oo Itaabsii Ahaan U Gadayay Wuxuuna Gadaaya Qofku Tusaale Alaab Wadan Kale Taala Asagoo Ka Dibna Xayeeysiis U Sameynaya Si Macaamiil Badan U Gaaro Hadaba Ganacsigaan Qofka Siduu U Bilaabi Karaa Maxaase Looga Baahan Yahay Shaqsiga Inuu Ku Biiro Doonaya Suuqaan Caqabado Intee La Eg Baa Ka Hor Imaan Kara Qofka Somalia Iyo Africa Se Ma Ka Shaqeeya Su  Alahaa Dhowrka Ah Baan Maqaalkaan Uga Jawaabeyna. Sidee Loo Bilaaba ? Marka Aad Bilaabeyso Ganacsigaan Waxyaabaha Gundhiga U Ah Waxaa Ka Mid Ah Ugu Horeeyn Inaad Isticmaalka Aas Aaska Computerka Wax Ka Taqaan Sidoo Kale Luuqada Englishka Inaad Qaab Togan U Taqaan Muhiim Maaha Laakiin Inaad Ugu Yaraan Wax Ka Taqaano Maadaama Luqadaas Tahay Luuqada Dhanka Shaqada Loogu Adeegsiga Badan Yahay Waxy...