Posts

Showing posts with the label DIGITAL MARKETING WAA MAXAY DIGITAL MARKETING SIDEE U SHAQEEYA

WAA MAXAY DIGITAL MARKETING, SIDEE U SHAQEEYA?

Image
Digital Marketing waa xirfad aad u sareeysa waana xirfadaha Ugu qiimaha badan aduunka maanta ee aadka looga shaqeysto. degital marketing:Waa nooc ka mid ah suuq geynta kaa soo lagu sameeyo Internetka qaabab kala duwan iyada oo la adeegsanayo meelaha wax lagA raadiyo sida :[SERCH ENGINE], social media, iyowebsiteyada. – Waana nooc xayeysiin oo online ah.Suuqgenyta casriga ah waxaad gaarsiin kartaa farriintaada dad badan oo ku kala nool dunida dacaladeeda Waa nidaam leh halbeegyo aad ku cabiri karto yoolka aad leedahay iyo natiijadaaad rabto inaad gaarto. – Waa nooc suuq geyneed oo aad u kharash yar una qiima jaban. – Sidoo kale Waana nooc cusub oo ka duwan sidii waayihii hore wax loo Xayeysiin jiray oo loo istocmaali jiray, idaacadaha, televisionada, journal ada, Waana fal kasta oo dhiirigalinaya in wax la iibsado iyadoo loo marayo aaladaha internet ka. Waa nidaam aad si fudud ugu soo bandhigi karto badeecadaada goobo kala duwan ama degaano, aad adigu dooratey,si fududna uu ku gaarayo. ...