Posts

Showing posts with the label WAA MAXAY AMAZON FBA

AMAZON FBA OO SOMALIYA LAGU SOO DAREY

Image
AMAZON FBA OO SOMALIA LAGU SOO DARAY Amazon: waa maxay Fulfillment by Amazon – FBA waa maxay amazon prime members worldwide sidee ku dhacday iney kusoo daran somalia fba amazon AMAZON FBA  !  ereyga FBA waxaa loga  soo  gabiyay  Fulfillmen by Amazon oo macnaheedu tahay meel alab ladhigo ama baqaar alab ladhigto ayaa ladhahaa amazon fba suuqan amazon sanadkii lasoo dhafay waxaa lagu gaday 469 Billion USD$ hadaba ma ogtahay dadka suuqan ku dhaxgadaya in lagu soo daray dadka ku nool somalia gudihiisa in ay alabtooda ku gadi karan yurub iyo mareykan.  sidee ku dhacday iney kusoo daran somalia fba amazon. Amazon fba waxee shaacisay sanadkii lasoo dhafay 2021 may in lagu soo daray boqolal dal inee wax ku dhax gadi karan amazon ta uk iyo mareykanka  shuruudaha lagaga bahanyahay inaad wax ku dhax gadid AMAZON FBA adigoo somalia joogo.      1.inaad heesatit ducuments ama cadeyn id possport        2.waa inad heesatit bank...