Posts

Showing posts with the label YOUTUBE SIDA LACAG LOOGA SAMEEYO SIDEE LACAG LOOGA SAMEEYA WAA MAXAY YOUTUBE

SHAN QAAB OO AAD LACAG UGA SAMEYN KARTO YOUTUBE!

Image
  Markasta oo aad aragto qof YouTube-ka dhaqaale ka helo ma weydiisaa: "imisaad ka heshaad?" Evan Edinger oo lacag badan ka sameeyo ayaa sheegay "waxaan dadka u sheegaa qiyaas ahaan. Waxay ku filan tahay in aan kirada guriga iska bixiyo, mararka qaarna aan soo qaato cunto wanaagsan. ma xuma taasi". Wuxuu go'aansaday in uu sharaxo sida lacagta looga helo muuqaallada la geliyo YouTube. Wuxuu arrintaasi la wadaagay malaayiinka qof ee daawada muuqaalladiisa YouTube. 1. Ku xiridda Xayeysiimaha XIGASHADA SAWIRKA, YOUTUBE Tallaabada ugu horeysa ee YouTube-ka aad lacag uga heli karto waxay tahay "xayeysiimaha", ayuu yiri. Qeyb wayn ayey ka qaadaneysaa dhadhanka, laakiin inta waqtiga uu socdo oo ah marka YouTube ay ku lug yeelato, faa'iidada way sii yaraaneysaa. Evan wuxuu arrintaa ku sheegay xayeysiinta aad aragto ka hor inta uusan kuu billaaban muuqaalka oo dhameystiran ee YouTube aad ka daawato. Haddii kumannaan ay daawadaan xayeysiinta ku lifaaqan muuqa...