Posts

Showing posts with the label shoppify waa maxay shoppify sidee u shaqeeya sidee lacag looga sameeya

Waa maxay Shopify Sidee ushaqeeya ?

Image
  Waxaa laga yaabaa inaad wax ku saabsan Shopify aad  maqashay markaad baadhayso internetka  laakiin aadan aqoon badan ulaheyn  sida ay  ushaqeyso . Hagaag, waxaan halkaanhoose  kugula wadaagi doona xog ku saabsan   waxa Shopify yahay, faa’iidooyinka iyo khasaarooyinka isticmaalka Shopify, waxa ay bixiso Shopify. Waa maxay Shopify? Shopify waa goob ecommerce ah oo aad isticmaali karto si aad u dhisto dukaan online ah aadna wax ku iibiso ayna fududahay in aad isticmaasho. Marka aad gasho bogga shirkada waxa aad ubaahanthay inaad accoun ka furato si aad u isticmaasho waxay ku siinayaan muddo dhowr cisho ah oo aad ku tijaabiso , kadib marka ay dhamaatao tiaabadaada waa in aad kala doorata saddexda nooc ee koonto aad ka dhex furan karto shirkada  Sawirka kore waxaad ka arki kartaa saddexda Koonto ee aad ka koobantahay midkastana adeegyada u gaar ah ayaad heleysaa  Shopify waxay ku siinaysaa aasaaska aad ku socodsiiso ganacsiga ecommerce. Waxay ku...